Madaxtooyada oo War kasoo saartay Safarka Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Mareykanka

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa 22-ka bishan u amba-baxaya dalka Marykanka, si ay uga qayb galaan Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey. Madaxweynaha ayaa kalmad ka jeedin doona madashan kulminaysa Hoggaamiyayaasha Caalamka, iyadoona meertada 74-aad ee Qaramada Midoobey lagu suntay “Dib-u- xoojinta dadaallada wada-jirka ah ee … Continue reading Madaxtooyada oo War kasoo saartay Safarka Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Mareykanka